Ciidamada Booliska Somaliland oo Heegan La Galiyey iyo Taliyaha oo Ka Waramay hawlaha u qorshaysan

Hargeysa – (warsoor) – Ciidamada booliska Somaliland ayaa la galiyey heegan culus, munaasibada xuska sanad-guuradda Somaliland ee 18 May. Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan hogaanka Sare ee ciidamada booliska iyo saraakiisa ka hooseeyaba ayaa ka qabsoomay xarunta taliska ciidanka booliska Somaliland.

Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu horayn hambalyo u diray ciidamada booliska Somaliland, waxaanu ka warbixiyey shaqooyinka ay ciidamada kala duwan ee booliska Somaliland si gaar ah u qaban doonaan xuska 18 May.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Taliye Cabdilaahi Fadal Iimaan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.