Dahabshil Company Daarasalaam Bank

Court of Appeal awards ODM KSh 4 billion in accumulated party funds

Kenya – (warsoor) – The Court of Appeal has awarded Orange Democratic Movement (ODM) KSh 4 billion from the political parties fund being an unpaid accumulated amount for last five years.  A majority of the three-judge bench, Justices Otieno Odek and Daniel Musinga, ruled that Parliament should pay the money backdated to November More...

by Mohamed Ibrahim | Published 2 weeks ago
By Mohamed Ibrahim On Saturday, June 8th, 2019
0 Comments

Wasiir Sacad iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo Ka Hadlay Sababta Wasiir Sacad Si Ku Meel-gaadha loogu soo magacaabay Wasaarada

Hargeysa – (warsoor) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa maanta si wadda jir ah uga hadlay warar maal-mahan socday oo la xidhiidhay in Wasiirka More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, June 8th, 2019
0 Comments

Muwaadin Iskaa Wax u Qabso ku Banneeyay Laba Waddo oo Isku Xidha Berbera iyo Laasa-dacawo

Berbera – (warsoor) – Muwaadin u dhashay Somaliland, ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku dayasho mudan oo uu si iskaa wax u qabso ah dalkiisa iyo dadkiisa wax ugu qabanayo, waxaanu banneeyay oo uu furay laba More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, June 8th, 2019
0 Comments

Shabaab oo la wareegey Tuulada Af-urur ee Puntland

Puntland – (warsoor) – Maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa saaka waaberigii iyadoo aan wax dagaal ahi ka dhicin la wareegay gacan ku haynta tuulada Af-urur oo qiyaastii 90 Km dhinaca Koonfureed More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, June 8th, 2019
0 Comments

Canshuurtii Mexico oo la Hakiyay

Maraykanka – (warsoor) – Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka iyo Mexico ay ku heshiiyeen sidii dadka muhaajiriinta ah ee Mareykanka uga soo tallaaba xadka Mexico loo xakameyn lahaa, halka More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, June 8th, 2019
0 Comments

Erdogan oo mixiis ka ahaa arooska Ozil

Turkiga – (warsoor) – Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa mixiis ka ahaa arooska ciyaaryahanka kubadda cagta ee Jarmalka ah Mesut Ozil oo Jimcihii dhacay. Ozil oo isirkiisu yahay Turki More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, July 28th, 2018
0 Comments

Shirkadda Facebook oo Maxkamad Laga Tiigsanaayo

New York – (warsoor) – Maareeyaha guud ee shirkadda Facebook ayaa lagu soo oogay maxkamad ka dib markii shirkadda Facebook uu hoos u dhac aad u weyne ku yimid saamigii  ay shirkaddu ku lahayd suuqyadda More...

By Mohamed Ibrahim On Tuesday, July 24th, 2018
0 Comments

Hay’adda Isgaadhsiinta Mobile-ka Dunida (GSMA) oo Guddoomiyaha Telesom ka Waraysatay Adeegga Cusub ee Sarifka Mobilka (M-Exchange)

Claire Scharwatt oo ka tirsan Hay’adda isgaadhsiinta Mobilka ee Dunida (GSMA) ayaa waraysi xiiso badan la yeelatay Guddoomiyaha shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid. Claire Scharwatt:Adeega Zaad wuxuu ka More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, July 21st, 2018
0 Comments

Xukumadda Somaliland Oo U Digtay Urur Ku Hawlan Qiimaynta Wasiiradda

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, ayaa  loogu baaqay  inuu faraha kala baxaan shaqada dawladdda, dad  sheegtay inay qiimayn More...

By Mohamed Ibrahim On Thursday, July 19th, 2018
0 Comments

Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Cali Khaliif oo Kulan la qaatay Baarlamanka Yurub.

Belgium – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen oo uu Wehelinayay Prof Cali Khaliif Galaydh oo hawlo shaqo u yimi Dalkan Belgium iyo Safiirka Somaliland More...