Cali Guray oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Guddida Diwaan-galinta Ururadda Siyaasadda

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Cali Guray oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Guddida Diwaan-galinta Ururadda Siyaasadda ay Arbacadan ku laaleen labada shire ee ay labadda garab ee xisbiga UCID ku kala dhawaaqeen.

Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay inuu soo dhawaynaayo go’aankii ay soo saartay maxkamadda sare ee ay guddida diwaan-galinta ururadda siyaasaduna ku waaqafeen ee ay ku jirtay heshiiskii ay labadda dhinac wadda galeen sanaddii 2012.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Mujaahid Cali Guray:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.