Buuga Mii ilaa Madaxtooyo ee uu qoray Xirsi Cali Xaaji Xasan Xumaani kuma jirto laakiin Ragii uu Siyaasadda ku legday ayaa Cay miciinsaday

Ilaa Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, ilaa Daahir Riyaale, ilaa Siilaanyo dadku Buugaag uun bay qorayeen xaflado loo qabanaayay maxa loo qaylinayaa hadii Xirsi Buug qoray.

“soo baxbaa la leeyahayo Sacabkay leefaysa”

Wasiirkka warfaafinta Somaliland Guribarwaaqo  isaga oo xil haya ayuu wax ka qoray hablaha Soomaaliyeed gaar ahaanna kuwa gaaroodi ee reer Somaliland  waliba kuwa bir ma gaydada ah ee sidalagta ugu saraysa JSL waxa ka hadlay haween waynihii uu Guribarwaaqo ku ceeboobay,Salaadiin, Culima Awdiin,Abwaano, Baarlamaan (Guurti iyo Wakiillo) iyo Shacabwaynaha Somaliland, Foodh-foodh iyo is xayd xayd ayuu ka sii qaaday cidina kuma daba gelin kumana qaban markaas miyaanay Ragii Dhufaannaa ee Siyaasadda uu ku legday Iilka ka soo kicin.  Takale Axmed Siilaanyo waa halyay Qaran wax badanna   Qarankiisa u qabtay, Nafta u huray Aamina warisna waa marwo Qaran xumaana ma gaydo Xirsina waxa uu ahaa Baalashii Siilaanyo. wax qabadna kamuu danbaynin  oo maalintii uu iscasilay waati hor iyo daba beeshay markaas raggii hadlaayow Xirsi Siilaanyo iyo Aamina waris waxba ma odhan ee adinka wax yidhi.

Maalintii ay tartamayeen Xisbigii Udub iyo Kulmiye waxa Kaanbayn wada galay Axmed Yuusuf Yaasiin oo doonaayay Madaxwayne ku xigeen iyo Aamina waris oo doonaysay in Madaxwayne uu noqdo Saygeedu raga qaylinaaya maanta qaarkii 10 cod maysiin oo faramadhan ayay kala noqotay dhaqanna            may ahaan jiin in la qadiyo hablaha.

Hadaba markii ay dhacday doorashadii waxa helay Axmed Siilaanyo oo waxa uu noqday Madaxwayne qaran Aamina warisna waxa ay noqotay marwo Qaran, dadka ilaa maalintii la doortay iyo maalintii ay xilka ka degeen ku qaylinayay ee siyaasiyiintoodu caytamaysay waxa ay ahaayeen kuwii siinwaayay 10-ka cod ee Saaxil iyo Maroodi jeeex ee aan meela dhaafin wax kastana loo xanbaariyay mee Cali Guray, mee Siciid Cilmi Rooble, mee Boobe Yuusuf Ducaale mee Yuusuf Cabdi Gaboobe mee Muusanawgii Maxamuud Xaashi Cilmi, mee sheikh Aadan Siiro iyo Qudbadihiisi kimaha mee Xildhibaan Qabile mee Jamaal Cali xuseen iyo in kale oo aan qoraal lagu soo koobi karayn waxaan arkaayay  14/11/2018 oo hadal tiro farabadan shubayaan “Imikuunbaad dhaar xoogleh iyo Dhiiranaan barateen” Xirsina waa nin kii idin gardaadiyay.

Eray kalena Baashaan idhiyo waxaan maqli jiray “nin reer abtigii la jooga gardaro laga bartay” laa kiin maan maqal inan la yaal ah ayaa gardaro laga bartay,  makaas adeer xididka lama aflagaadeeye garawshiiyo bixi hana u noqonin.

Maxamud Xaashiyowna waxa la yidhi Dacawo ayaa hoostimid geed wayn oo hilbo saaranyihiin intay gaadhiwayday ayay tidhi uf, mrkii Xirsi aad gaadhi wayday ee uu kaa fiicnaaday Xaga siyaasi, xag wax qabad, iyo xag kartiba ayaa caytantay adeer meel kaga waran 2-sano ee aad Madaxtooyadda joogtay ayaad dalka boobtay oo waata Guryihii aad isa siisay lagugu soo galaye.

Qore Aqoonyahan Xuseen Aadan Caraale (Xuseen Jiib)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.