Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Gobolka Hawd Oo Soodhaweyey Maalgalinta Dekeda Berbera

Bali-gubadle – (warsoor) – Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa Safar ku soo marey Deegaano Hoostaga Gobolka Hawd,waxaanu Badhasaabka Gobolka Hawd Uu Dadweynaha ku Dhaqan Deegaano ka mid Gobolka Hawd  uu kala qaybgalay Xaflado ay ku soodhaweynayaan Maalgalinta Dekeda Berbera,waxayna Taageereen  Jawaabtii Madaxweynaha Somaliland ka Bixiyey Hadaladii Dhawaan ka soo yeedhay  Maamulka Somalia

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.