Axmed Muumin Seed oo Sheegay inuu Ku Gacan Saydhay Ergo Gudoomiye Cirro u Soo Diray

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga WADDANI ahna gudoomiyaha Garabka Toosinta ee Xisbigaas ayaa sheegay in ku gacan saydhay ergo uu gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro u soo diray si ay u soo lat-qabateeyaan.

Md. Axmed Seed ayaa sheegay in ergadan oo ka koobnaa saddex xubnood oo iskugu jiray laba xubnood oo hogaanka sare ah iyo hogaamiye Xirsi. Axmed Muumin ayaa sheegay in uu shardi ku xidhay ergadan.

Halkan ka daawo warkan Axmed Muumin Seed:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.