Axmed Muumin oo ka Hadlay Heshiiska ay Wadda Gaadheen Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyihi Garabka toosinta ee xisbigii WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay midowga ay la midoobeen xisbiga taladda dalka haya ee KULMIYE, waxaanu mahadnaq iyo bogaadin u jeediyey masuuliyiinta xisbiga KULMIYE iyo madaxda kale ee qaranka.

Halkan ka daawo khudbadii Axmed Muumin Seed oo aanu ka soo xiganay KULMIYE:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.