Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Yeedhay Musharaxa Madaxweynaha WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay musharaxa madaxweynaha xisbiga WADDAN oo naqdiyey gudoomiyaha xisbiga KULMIYE.

Sida uu sheegay afhayeenka Kulmiye Xasan Gaagaadhi, gudoomiyaha WADDANI ayaa sheegay in doorashadan ay askari u tartamaysan.

Xasan Gaafaadhi ayaa sheegay in ciidamdu yihiin kuwii dalkan naftooda u huray.

Halkan ka daawo muqaalka warka:

https://www.youtube.com/watch?v=xteCG8WSsoU

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.