Afhayeenka Ciidamadda Booliska Somaliland oo Digniin u Diray Wadayaasha Baabuurta Xawliga Sare Ku Wadda

Hargeysa – (warsoor) –  Afhayeenka ciidamadda Booliska Somaliland ahna Taliyaha Laanta Nabad-galyadda Wadooyinka Somaliland Gashaanle Sare Faysal Xiis ayaa maanta ka hadlay shilal gaadhi oo ka dhacay magaaladda Hargeysa kaasi oo dhawr qof ku dhinteen waxaanu digniin adag u diray wadayaasha baabuurta.

Taliye Fasal Xiis oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaaladda Hargeysa ayaa mar kale ku celiyey digniin uu hore taliyaha guud ee ciidamadda Booliska Somaliland u jeediyeyey wadayaasha baabuurta.

faysal-xiise

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Taliyaha oo aanu ka soo xiganay Channelka Somali Star TV:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.