Afhayeenka Ciidamadda Booliska Somaliland oo Beeniyey Inay Sifo Sharci Daro ah Ku Xidheen Xubno Ka Tirsan WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Gashaale Sare Faysal Xiis ayaa beeniyey in ay ciidamada Boolisku ay sifo sharci daro ah ku soo xidheen xubno ka tirsan xisbiga WADDANI.

Taliyaha oo ka jawaabaya hadal ka soo yeedhay afhayeenka xisbiga WADDANI Maxamed Uur-cadde oo uu ku sheegay in ciidamada boolisku ay si sharci daro ah u xidheen laba xubnood oo ka tirsan xisbigooda. Taliye Faysal Xiis ayaa sheegay inuu hadaladaasi been abuur aan sal iyo raad toona lahayn.

Halkan ka daawo jawaabta Gashaale Sare Faysal Xiis:

https://youtu.be/jGN9L3EqG1g

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.