“𝗡𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗴𝘂𝗱𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗪𝗮𝗮𝘅𝗱𝗼𝗼𝘄 𝗹𝘂𝗴𝗮𝗵𝗮, 𝗠𝗲𝗲𝗹 𝗶𝘀𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗴𝗮𝘆𝘀𝗼 ( 𝗖𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗗𝘂𝗯𝗯𝗲)…𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗿𝗮𝗺𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗮 𝗲𝗲 𝘂𝘂 𝘅𝘂𝘀𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗹𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗺𝗶𝗱𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝘂𝗺𝗺𝗮 𝗾𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼”. 𝗔𝗳𝗵𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗺𝗶𝘆𝗲 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗻𝗮𝗮𝘀𝗶𝗿 𝗕𝘂𝘂𝗻𝗶.

HARGEYSA – (WARSOOR) – Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Weedhihii deel-qaafka ahaa ee u Wasiirka Warfaafinta Somaliya Md. Dube kaga Hadlay qadiyada Somaliland iyo dad ay kusoo abaabuleen Maamulka Taagta daran ee Muqdisho.
Sidoo kale waxa uu sheegay in aanu Dube waxba u qaban Karin Haweenay xidhay Magaalada Boorama oo ku lebisatay Calanka Buluuga ah ee Somaliya.
Afhayeenka Kulmiye waxa uu Jawaab adag oo ku socota Mr. Dube ku baahiyey bartiisa Facebook kasoo u dhigan sidan.
“Ninka guddaha Waaxdoow lugaha, Meel iskugu gayso ( Cismaan Dubbe)
Dawlada aan iskeed isku Maamulin ee Soomaaliya wasiirkeeda Warfaafintu hadduu waayay cid la yaabta inuu isagu isla yaabo ayay ahayd.
Afka wuu ka hadli karaa qoraalna wuu soo qori karaa dubbe. balse gabadha Boorama joogta ee uu xusay hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba umma qaban karo.
Soomaliland dadkeedu-na way dhaafeen xili nin shaqo tagay god madaw uga gacan haadiyo.

Dubbe ha u tacsiyadeeyo waalidiinta Soomaliyeed ee caruurtoodii haadku ku cunay gudaha Eretria maydadkoodii, Ee waalidadoodii maalin walba warbaahinta ka ooyayaan.
intii soo hadhayna iyagoo maxaabiisa lagu soo bandhigayo wadooyinka waawayn ee Magaalada
Mekelle ee gobolka Tigreega
Soomaliland Guul.
Cabdinaasir Buuni
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye.

Hargeysa(Xogreebnews)- Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Weedhihii deel-qaafka ahaa ee u Wasiirka Warfaafinta Somaliya Md. Dube kaga Hadlay qadiyada Somaliland iyo dad ay kusoo abaabuleen Maamulka Taagta daran ee Muqdisho.