Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Cali Guray oo hadda ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa si weyn u dhaliilay golaha wasiiradda Somaliland waxaanu ku sheegay inay qayb ka yihiin sarif bararka dalka ka jira.
Siyaasi Cali Guray ayaa madaxweynaha Somaliland u soo jeediyey inuu golaha wasiiradda ka soo reebo 12 wasiir oo kaliya, kuwaasi oo wax ka qabta dhibaatadda hoos u dhaca qiimaha shilinka Somaliland.
Halka ka daawo shirka jaraa’id ee gaarka ee Siyaasi Cali Guray oo aanu ka soo xiganay HCTV:
This post is also available in:
Somali