MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka.
Waxaana isla maata lagu wadaa in in lasoo xiro shirkii golaha wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

This post is also available in:
Somali