Shirkadda Isgaadhsinta Casriga ah ee TELESOM Oo sii Weyn uga Dhex Muqaatey Carwaddii 8-aad ee Ganacsiga Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro weyn ka dhigtay carwadda 8-aad ee ganacsiga Somaliland, oo ka Sabtidii lagu soo gabagabeeyey Huteel guuleed ee magaaladda Hargeysa.

Maamulaha xidhiidhka dadweynaha ee shirkadda Telesom Md. Maxamed Cabdi Darbo ayaa ka warbixiyey adeegyadda casriga ah ee Shirkaddu sanadkan soo kordhisay.

Halkan ka daawo warka gunaanadkii Carwadda:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.