Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Laga Waraystay Taariikh Nololeedkiisa

Islaamka – (warsoor) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar waxaa uu ka mid yahay culimadda waaweyn ee Somaliland. Sheekh Maxamed waxaa uu ku dhashay dalka Itoobiya sanadkii 1963, waxaanu ku barbaaray magaaladda Hargeysa.

Sheekh ayaa aqoonta Aasaasiga ee shareecadda Islaamka ka bartay aabihii Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ahaa culimadii waaweynaa ee somaaliyeed. Sheekha ayaa aakhirkii shahaadda Master ku diyaariyey shareecadda Islaamka iyo Luuqadda Carabiga ah.

Halkan ka daawo Taariikh nololeedka Sheekh uu laga waraystay:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.