Sheekh Dirir oo Ka Hadlay Sidi uu Ku Bilaabay Tafsiirka Quraanka Kariimka ah 25-sano ka hor iyo Arimihii La Soo Darsay

Hargeysa – (warsoor) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa ka hadlay sidii uu ku soo bilaabay tafsiirka qur’aanka kariimka oo hadda maray sanadkii 25-aad, waxaana maanta xarunta wasaaradda warfaafinta loogu qabtay xaflad lagu xusaayey dhamaadka tasfiirka ee sanadkan.

Sheekha ayaa sheegay sida uu tafsiirka ku soo duubi jiray iyo mar-xaladihii uu soo maray, iyo sababta keentay inuu tafsiirka duuubo.

Halkan ka daawo:

https://www.youtube.com/watch?v=KsMJoPtQ5vo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.