Hargeysa – (warsoor) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) ayaa maanta ka hadlay xaaladda dhaqaalaha dalka iyo talaabooyinkii ay xukuumaddu qaaday, waxaanu sheekhu xukuumadda ku eedeeyey inay ummadiina ka seexatay, boobna u dhaqaaqday.
Halkan ka daawo khubadda sheekha oo dhamaysitiran:
This post is also available in:
Somali