Safaarada Soomaliya ee Pakistan oo ka jawaabtay cabashada Ardayda Soomaaliyeed ee Pakistaan

Muqdisho – (WARSOOR) – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Pakistan oo ka jawaabaysa cabasho ka timid Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Pakistan ayaa soo saartay War-murtiyeed ay kaga warbixinayso habka loo dalbado VISA dal ku jooga/dal-kul galka oo ah mid loo dalbado habka Online-ka