RW Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiilada beesha Caalamka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka iyaga oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka ee fooda inagu soo haya,

Wakiiladda beesha caalamka ayey raโ€™iisul wasaarahaย  ka wada hadleen u diyaar garowga Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran iyo taageerada beesha caalamka ee geeddi socodka doorashooyin dalka.