Deg-Deg: Qarax goordhow ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga ee somaliya .

Muqdisho-( warsoor)- Wararka imika na soo gaadhay  ayaa sheegaya in goor dhaw uu qarax ka dhacay agagaarka Wasaaraddaha Dhalinyaradda iyo Isboortiga iyo  Amniga.

 Lama oga qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa waxaa lasoo sheegayaa in uu ka dhacay Maqaayada ku taal kasoo horjeedka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga oo kutaala in u dhaxeysa Taalada Dal Jirka Dhasoon iyo Hotel Jubba .
Maqaayada la qarxiyay ayaa kutaala dhinaca Degmada Boondheere waxaana dhawaan laga furay halkaasi, waxaana wararka soo baxaya sheegayaan in maqaayada ay dad badan joogeen xiliga uu qaraxu ka dhacayay.

.

Wixii kusoo Kordho Wararka Qarax Dib ayaan idinkaga Soo gudbin doonaa  warkaas oo faahfaahsan .

 

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap