Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Digreetada lagu joojiyey shaqada Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya ayaa u dhignayd sidan.