Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika

Muqdisho – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay ka wada hadleen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo kuwa qorsheysan.

Ra’iisul Waaaaraha ayaa uga mahadceliyay Bangiga Adduunka taageeradiisa hay’adaha dowladda iyo horumarinta midaamka maaliyadeed ee dalka.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap