Qaar Ka Mid ah Culimada Somaliland oo Ku Baaqey in Guryaha Lagu Tukado

Hargeysa – (warsoor) – Kulan ay goor dhaweyd isugu yimaadeen Culimadda Somaliland oo ay kaga tashadeen xaaladda dalka ka taagan iyo doorkooda ayaa ay ka soo saareen bayaan.

Culimaddan ayaa sheegay mar haddii uu xanuunku sii fidaayo, sababaha uu ku fidayaana ay tahay isku imaaatin, in la joojiyo isku imaatinka. Saaldahana ay banaan tahay in guryaha lagu tukaddo.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Culimadda: