Advertisement:
Local News
Madaxweyne Muuse oo xilka oo Isku Shaandeyn Ku Sameeyey gudoomiyeyaasha iyo Ku xigeenada Gobolada
HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha iyo Ku xigeenada Gobolada.…
Regional News
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee labada aqal
Muqdisho-(WARSOOR)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada Labada…
Sports News
Ivory Coast oo marki saddexaad hanatay Koobka Qaramada Africa
Xulka kubadda cagta dalka Ivory Coast ayaa ku guuleystay caawa Koobka Qaramada Africa, kaddib marki ay 2-1 uga badiyeen xulka Nigeria, ciyaarti kama danbeysta aheyd ee ka dhacday garoonka Al-Xasan…
Technology
Congress-ka Mareykanka oo ansixiyay sharci mamnuucaya TikTok
WASHINGTON — (WARSOOR) – Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay si aqlabiyad ugu codeeyay in la meel mariyo sharci horseedi kara in dalka oo dhan laga mamnuuco barta caanka ah ee TikTok,…
Health
Faaidooyinka Waa Weyn Ee Midhaha Sabiibka Iyo Cudurada Ay La Dagaallamaan
Barnaamijka Caafimaadka oo aad todobaadkiiba hal maalin kala socotaan wargeyska Dawan, maanta Qormadeena Koowaad wax aynu ku soo qaadanaynaa midhaha Sabiibka iyo faa,iidooyinka ay jidhka u leeyihiin, sidoo kale wax…