News Regional

Maraykanka Oo Liiska Xayiraada Ka Saaray Ganacsiyada Shirkaddaha Iyo Bangiyada Al-Barakaat

Washington – (WARSOOR) – Xafiiska Dawladda Maraykanka u qaabilsan Maaraynta Hantida Shisheeye ee loo soo gaabiyo(OFAC) oo kaashanaya Waaxda Xayiraaddaha Maaliyadeed iyo Kahortagga Naqshadaynta Argagixisanimada iyo hay’adda sirdoon ee dhanka arrimaha dhaqaallaha iyo meel marinta fulinta Waaxda Maaliyadda Maraykanka ee maamusha, isla markaana fulisa cunaqabataynta dhaqaale iyo ganacsi ee lagu taageerayo amniga qaranka iyo ujeeddooyinka […]

News Regional

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay guddiga maamulka Banggiga Dhexe ee Soomaalia

Muqdisho – (warsoor) – Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xubna lagu biiriyay guddiga sare ee bangiga dhexe ee dalka oo ka kooban shan xubnood. Xubnaha guddiga kamdi noqnaya maamulka sare ee baniga ee la meel mariyay oo kala ah, Prof. Xuseen A. Warsame, Dr. Aweys Sheekh, Dr. Abdisamad […]

News Regional

UPU oo Soomaaliya ka caawineysa ammaanka boostada dibadda

Berne, Switzerland – (WARSOOR) – Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis la saxiixatay Midowga Boostada Adduunka (UPU), kaas oo dalkeena looga caawinayo sidii loo sugi lahaa ammaanka boostada dalka dibeddiisa u baxaysa. Saxiixa heshiiskan oo ka dhacay xarunta dhexe ee UPU ee caasimadda dalka Switzerland ayaa waxaa labada dhinac u kala saxiixay Wasiirka Wasaaradda, […]

News Regional

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray Shir-sanadeedka Garsoorka

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya cadaaladda, horumarka, amniga iyo midnimada. Madaxweynaha ayaa faray hay’adaha Dowladda, gaar ahaan garsoorka in ay ilaaliyaan cadaaladda, dadaal muuqdana ay geliyaan sixidda kiis-dacwadeed kasta […]

Local News

Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeeray Tartan Aan Hore Uga Qabsoomin Somaliland Oo Dhexmari Doona Geela Somaliland

Hargeysa – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka kormeer ku tegay xarun loogu talo-galay in lagu tartan siiyo Geela ugu caanaha badan Somaliland ee halkaasi ku sugnaa, waxaana arrintaasi geelayda ka caawiyey Xukuumadda Somaliland iyo Imaaraadka carabta oo u qabtay tartankan si loo helo caqabadaha keena caano yaraanta geela. Waxaana […]

Opinion

Waxa Muuqda Ballanqaadkii Madaxweynaha Dalka Gini ee ahaa inuu Qaddiyadda Somaliland Geeyo Midawga Afrika By; Maxamed Cirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, safarkaas oo qaadan doona maalmo kooban, iyadoo uu halkaasna ka socdo shir-madaxeedka Ururka Midawga Afrika oo si rasmi ah u furmay, kaasoo socon doona laba maalmood ah oo Axadda iyo […]