Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Guddida Diwaan-galinta Ururadda iyo Asxaabta Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay sida uu u arko go’aanka ay dhawaan soo saareen Guddida Diwaan-galinta Ururadda iyo Asxaabta Qaranka Somaliland oo faray gabayadda isku haya hogaanka UCID inay joojiyaan hadaladda adag ee ay isku marinayaa warbaahinta tan iyo inta arinkooda ay dhamaynayaan guddidu.

Jamaal Cali Xusee ayaa sheegay in Guddida Diwaan-galinta iyo Asxaabta Qaranku ay maandhayt u haystaan inay ururadda iyo asxaabta qaranka ku soo dabaalaan dimuqraadiyadda.

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay sababta ay dacwadda ugu gudbiyeen Guddida Diwaan-galinta Ururadda iyo Asxaabta Qaranka iyo Maxkamadda Sare ayaa yidhi, “Anagu sababta aanu dacwadda ugu gudbinay waxay ahayd si qarankan nin dambe oo xisbi tuurta ku sitaa oo idhaahda xisbigii dadka kale anigaa ka leh aanay u dhicin ayaanu u gudbinay”.

Jamaal_cali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.