Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Ku Guuleystay Xalinta Murankii Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha ahna musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa sheegay inuu soo afjaray khilaafkii u dhexeeyey golaha wakiiladda Somaliland ee ka dhashay doorashadii la qabtay horaantii bishan August, 2017.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay sida uu khilaafka u dhameeyey iyo cidda looga tanaasulay unuu ahaado gudoomiyaha Golaha wakiiladda Somaliland.

Halkan ka daawo warkankan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap