Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Goboladda Awdal iyo Gabiley

Gabiley – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylici iyo wefti igu jira wasiir iyo masuuliyiin kale oo xukumadda iyo hayaddaha maal-galiya mashruuca JPLG ka socday ayaa kormeer shaqo ku tagay goboladda Gabiley iyo Awdal khamiistii.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa ugu horay kulan la yeeshay maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolk Gabiley waxaanay ka waraysteen sida uu mashruuca maamul daadajinta ee JPLG-gu uga socdo gobolka. Waxaana weftiga warbixin ku siiyey Maayarka iyo Xoghaya guud ee Golaha deegaanka Gabiley sida uu mashruucani uga socdo gobolka.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.