Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Shirweyne Qaran oo Shaqo Abuur Loogu Samaynaayo Dhalinyaradda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa daah-furay barnaamij shaqo abuur loogu samaynaayo dhalinyaradda Somaliland oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Shaqadda iyo horumarinta Bulshadda.

Shir weynahan oo ka dhacay maansoor hoteal waxaa madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinaayey Maayirka Caaasimadda iyo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan.

Halkan ka daawo shirkan iyo sidii uu u qabsoomay:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap