Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Weftigiisii oo La Kulmay Madaxa u Sareeya Hay’adda Khaliifa Foundation

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa kulan gaar ah la yeeshay madaxa hay’adda Imaaraadka Carabta u qaabilsan samafalka ee Khaliifa Foundation.

Md. Cabdiraxmaan Saylici oo waraysi gaar ah siiyey Telefishanka qaranka laantiisa Yurub ayaa sheegay in kulan la yeesheen Maxamed Khoori Madaxa u sareeya hay’adda khaliifa foundation, waxaanay kala hadleen sidii ay gargaar degdega ah u soo gaadhsiin lahaayeen dadka reer Somaliland ee ay abaartu Saamaysay.

Madaxweynaha ayaa sheegay kulan ay la yeesheen Wasiirka Arimaha dibadda ee dawladda Imaaraadka iyo madaxa hay’adda khaliifa in ay ka soo baxday inay si degdeg ah gurmad ugu soo fidiyaan dad ay abaaruhu aafeeyeen.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay dagalka Telefishanka qaranka ee Yurub:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.