Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo Weftigiisii oo Dalka ku Soo Laabtay Kana Warbixiyey Natiijadii Safarkoodii Imaaraadka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Weftigiisii oo dalka dib ugu soo noqday ayaa ka warbixiyey safarkii ay ku tageen Imaaraadka Carabta,waxaanay sheegay in laba arimood oo ay u tageen ay si wanaagsan ugu soo dhamaatay.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa sheegay in dawladda Imaaraadka Carabta ay la saxeexdeen heshiiska Saldhiga Milatari ee Berbera iyo in Somaliland laga caawiyo abaaraha dalka ka jiro.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap