Madaxweyne ku xigeenka oo isugu yeedhay hay’addaha madaxa-bannaan ee ka hawlgala Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu habeenimadii xalay iyo maantaba shirar deg-dega la yeeshay Hay’adaha madaxa bannaan ee ka hawlgala Somaliland.

Kulankaas oo la xidhiidha sidii gurmad degdega loola gaadhi lahaa dadka ay sameeyeen duufaanadii ku dhuftay xeebaha Somaliland oo geystay khasaare naf iyo maalba leh, waxaana kulankaasi lagu go’aamiyey in dadkaasi la gaadhsiiyo cuntooyin, bustayaal iyo adeega caafimaadka sida ugu dhakhsaha badan.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap