HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta wasaaradda horumarinta Biyaha ee caasimadda Hargeysa oo lag hirgaliyey qalab shaybaadhka Biyaha.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland: