Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Magaaladda Kismaanyo

Kismaanyo – (warsoor) – Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed  Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa booqday magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Gobolleedka  Jubbaland.

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa waxaa magaalada ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, xubno ka tirsan maamulka Jubbaland iyo qaybaha bulshada halkaasi ku nool.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa la kulmidoona saacadaha soo aadan madaxda dowlad Gobolleedka Jubbaland oo ay kala hadli doonaan  arrimo la xiriira la dagaallanka  kooxaha Argagixisada ah iyo  arrimaha Federaalka si loo dar dar geliyo howlaha horyaalla Dowladda  Federaalka.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.