Madaxweynaha Somalilandoo Si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyey Imaaraadka Carabta

Dubai – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Imaaraadka, madaxweynaha ayaa  lana filayo inay guddo galaan ujeedada socdaalkooda sida ugu haboon.

Waxa Madaxweynaha halkaasi ku soo dhaweeyey madax sar sare oo ka socda isu-tagga imaaraadka carabta kuwaas oo madaxweynaha ku sugaayey garoonka diyaaradaha markii uu soo degay madaxweynuhuna waxa loo gelbiyey goobtii loogu talogalay inuu ku soo dego, waxa iyaguna madaxweynaha soo dhaweeyey Masuuliyiintii halkaa hore ugu sugnayd ee ka socday Jamhuuriyada Somaliland oo kala ahaa Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), Wasiirka Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Maareeyaha Dekeda Berbera Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor) iyo Protocol ku xigeenka Madaxtooyada Caydaruus Mahdi Xaashi.

DAY 1_001 DAY 1_003

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.