Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo  maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka.

Halkan ka daawo warkan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.