Madaxweynaha Somaliland oo Shacbiga Kula Tukaday Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga kula tukaday masjidka weyn ee misdijaamaca, waxaanu salaadii ka dib khudbad duco iyo baraarujin ah u jeediyey shacbiga Somaliland guud ahaan.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn Ilaahay ugu mahadnaqay Nimcada Roobka iyo amniga. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay dhibaatooyinka dalka ka jira sida dilalka, shilalka baabuurta, dhibaatooyinka qaadka iyo arimo kale oo badan waxaanu shacabka ugu baaqay inay xukuumadda kala shaqeeyaan sidii wax looga qaban lahaa.

Halkan ka daaawo khudbada madaxweynaha;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.