Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socday Jamhuuriyadda Czech

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socday Jamhuuriyadda Czech, weftigan oo ka koobnaa xubno ka socday dawladda, jaamacadaha iyo ganacsatadda dalkaas.

Shirkana ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda ka tirsan.

 

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xignay Channelka Somaliland Channel:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap