Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali