Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Roobku Waxyeelada Soo Gaadhsiiyey

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen.

Waxaanu madaxweynuhu isla caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey.

Halkan ka daawo, Kormeerka iyo Tacsida madaxweynaha:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.