Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera

Berbera – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.

Halkan ka daawo booqashada madaxweynaha ee magaalada Berbera: