Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Degmada Hargeysa oo kormeer ku tagay Duvsiga sare Gacan Libaax

Gacan-Libaax- (WARSOOR) – Madaxda Wasaaradda Degmada Hargeysa oo si joogto ah uvu kuurgala hadba xaalada Waxbarasho ee Dugsiyadu hkay marayaan ayaa kormeer ku tagay Dugsiga sare ee Gacan-Libaax.

Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Hargeysa Marwo Aamina Casayr Magan iyo Guddoomiye ku xigeenka Waxbarashada ee Degmada Muddane Maxamuud Ibraahi. Cismaan oo tagay Dugsiga Gacan Libaax ayaa waxaa u xog waramay Muulaha Dugsiga Gacan Libaax Yuusuf Mataan Cabdi waxaanu ugu mahadnaqay siday mar kasta ula socdaan xaalada waxbarasho,waxaanu tolmaamay inay waxbarashada dugsigu dhinac kasta ka dhisan tahay.
Haddaba Madaxda Waxbarashada Degmada Hargeysa ayaa tallooyin iyo tusaalooyin u soo jeexiyey ardayda dugsigan waxayna ku dhiirigeliyeen inay mar kasta dadaal sameeyaan.