Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Hamablyo U Diray Shacabka Somaliland Iyo Umadda Muslinka

Hargeysa – (warsoor) – Maareeyaha keydka haamaha shidaalka magaalada Berbera Xasan Axmed Ibraahim (Embassy) ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda muslinka ah gaar ahaan shacbiga Somaliland munaasibada ciidul-fidriga awgeed.

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=HJlCLk_sdFw

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap