Hargeysa – (warsoor) – Guddidii Madaxweynuhu u saaray taakuleynta dadka abaartu tabaalaysay ee 18 May ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada oo uu gudoominayey gudoomiyaha guddida ahan wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland, Md Maxamuud Xaashi Cabdi waxa lau shaaciyey lacagta ilaa hadda soo gaadhay guddida ee ka timid muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana Shir jaraa’id oo ay qabteen markii kulanku soo dhamaaday xubno loo xilsaaray oo ka mida guddidu ay saxaafadda u soo bandhigeen qadarka lacagta ay ururiyeen ama loo balan qaaday oo dhan 3,281,940.55 oo doolar.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali