Khilaaf ka taagan doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Beledweyne

BALEDWEYNE – (WARSOOR) – Waxaa heer gabagabo ah ku dhow doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka magaalada Baledweyne, iyado hakad uu ku yimid maalmahii dambe kadib markii qaar ka mid ah musharixiinta ay ka cawdeen in dad gaar ah loo xiryo kuraasta.

Eedeymaha xiritaanka kuraasta ayaa dhinaca kalemasuuliyiinta Hirshabelle ay waxba kama jiraan ku tilmaameen.