Ka Faa’iidaysiga Wakhtiga

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa muxaadiradan ku soo qaatay sida ay dadkii hore uga faa’iidaysan jireen wakhtiga iyo ahmiyadda uu leeyahay in laga faa’iidaysto.

Halkan ka daawo: