Halkan ka akhriso Nuxurkii Heshiiskii Saaka la Horkeenay Labadda Gole iyo Qodobadda Heshiiska ku Xusan

Hargeysa – (warsoor) – Heshiiskii saaka la horkeenay labadda gole ayaa lagu soo uruuriyey nuxurkiisa 15 qodob oo lagu sharaxaayo arimaha heshiiskani xambaarsan yahay, heshiiskan ayaa dhigay in muddo 25 sano ah laga kireeyo dawladda Imaaradda Carabta Saldhig milatari oo ay magaalada Berbera ku yeelan doonto.

Halkan ka akhriso nuxurkii heshiiska oo dhamaystiran:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.