Daawo -( Warsoor)-: Haddii Aad Astaamahan Isku Aragto Xaasidnimo Ayaa Kugu Jirta Ee Maxaa Dawo U Ah?
Xasadku waa xanuun xun oo ilaahay laga magan galo. Wuxuu ka mid yahay hubka uu shaydaanku adeegsado ee uu qofka muslimka ah iimaanka iyo diintaba kaga dhaawaco.
Haddaba, muxuu yahay xasadku? Maxaa ka dhasha? Maxaase dawo u ah? Suโaalahan iyo jawaabahoodaba waxa aad kaga bogan kartaa MIDHAHA DIINTA. Waxaana qodobkan ka hadlayasheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahin.
Waana muqaal uu idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU. Ka faaโidaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo. Sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.
Halkan ka daawo ย ka faaideysan wanagsan :
This post is also available in:
Somali