Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha wakiiladda Somaliland Md. Cali Yuusuf ayaa maanta ka hadlay aragtidda uu ka aaminsan yahay in adeegyadda ZAAD iyo E-dahab ee la xidhiidha dhinaca sicir bararka.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in aanu qabin in adeegyadda ZAAD iyo E-dahab aanay midkoodna saamayn ku lahan, waxaanu sheegay in adeegyaddani ay la mid yihiin sida adeegyadda caalamka ee master card-ka oo kale ee qofku kaadhkaasi lacagtiisa ku qaato waxna ku iibsan.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Dr. Cali Yuusuf Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha wakiiladda:
This post is also available in:
Somali