Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Hadal Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ku Duray

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo waraysi gaar ah siiyey Telefishanka Star ayaa ka jawaabay in lagu eedeeyey in uu neceb yahay ciidamada.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in uu aabihii ahaan jiray Askari kuna soo koray guri askari, sidaasi daraadeedna aanay jirin sabab uu ku nici karo askarta, waxaa kale oo uu sheegay in barnaamijka xisbiga WADDANI in ay ku cadahay daryeelka ciidamadda, xanaanayntooda iyo mushahar kordhintooduba.

cabdiraxmaan_cirro

Cabdiraxmaan Cirro ayaa sidoo kale sheegay in aanu garanaynin meesha uu wasiirku ka keenay hadalkaasi iyo halka uu ka soo dheegtay loogana baahan yahay inuu cadeeyo.

Halkan ka daawo jawaabaha Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo aanu ka soo xiganay Mire Media Channel:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.